Category:Walaal

Ka Wikipedia

Walaal

Walaal (ingiriis: sibling) waa wiilka iyo gabadha ay qof waalidkiis dhaleen. Gabdha qof la dhalatey ee walaalka la ah waxaa loo yaqaanaa abaayo, halka wiilka lagu magacaabo aboowe. Ereyada noocan ah waxaa inta badan laga isticmaalaa badhtamaha iyo koonfurta Soomaaliya, laakiin waqooyiga deegaanada dadlka Soomaaliya intaba waxaa lagu magacaabaa "walaal".

Walaaluhu waxay noqon karaan kuwo waalid isku mid ah dhalay (hooyo iyo aabo), waxaa laga yaabaa in hal waalid kaliya dhalay sida ilmo isku hooyo ah laakiin labo aabe kala leh; ama caruur isku aabo ah laakiin labo hooyo kala dhaleen. Dhamaantood waxay noqonayaan dad walaalo ah.

Qoraalo La Mid Ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 3 oo ah qeybaha hoose waana 3 oo dhamaantood ah.

Q

  • Qoys(3 C, 16 B)

W

Bogagga ku jira qeybta "Walaal"

waxaa meeshaan ku jira 16 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 16 gud ahaan.