Category:Webiyada Soomaaliya
Ka Wikipedia
horta soomaaliya waxee leedahay meelo badan oo biyo mareen ah oo ka soo bilaamo buuraha, gaar ahaan buuraha ku yaalo woqooyiga sida Golis iyo Sanaag. wabiyada biyo mareenka ah oo maro woqooyiga waxaa ka mid ah
- Toga
- Nugaal
- Dharoor
- Jaceel.
- togdheer
Koonfurta soomaaliya wee leedahay meelo biyo mareen ah (sida wabi uroow),waxeena badankood ka soo jeexmaan wabiyada waaweyn.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro |
Maqaalada ku jirta qeybta "Webiyada Soomaaliya"
waxaa meeshaan ku jirto 5 oo maqaalo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 5 oo dhamaantood ah.