Cayr

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Cayr waa beel ka mid ah bahweynta Habargidir ee Hawiye. Waana wiilkii ugu weynaa ilmihii odayga Madar kicis hiraab. Cayr magacisi waa maxamed.Besha cayr waa beesha ugu badan uguna balaaran habargidir.Waana halka ay ka timid maahmaahda ah (Cayr iyo ciida ayaa eg). Waxay degtaa beshu Mudug , Galgaduud, Hiraan, Shabelada Hoose siiba Magaalada Marka oo 1974ti Dowladii MSB Soo Dajiyay Dadkii Abaaruhu Kudufteen, sida Kuwii La Dajiyay Dajuma ee Gobolka Jubbada Dhexe ,Waxaana Loo Yaqaan Cayr Koonfureed.iyo qayb ka mid ah dhulka [[Soomaali Galbeed|Somal Sidoo kale beeshu waxay degta gobolka Sool sida degmadda Adhicadeeye,waxarikacday,Qararo oo jifidda reer fiqishini degto. Beeshu waxay kaloo laga helaa caasimada somalia ee muqdisho. Magaalooyinka ay ka degaan gobollada dhexe ee soomaaliya waxa ugu caansan Matabaan, Guri-ceel, Dhusamareeb]],Balambal iyo Xaradheere.Beesha waa beeshi ugu horeysay ee magaalada muqdisho ka furta idaacadaha ugu madaxa banaan geeska africa sida Horn-Afrik, Shabelle, capital voice, STN, iyo kuwo kale.. Besha waxa lagu tiriyaa dadka ugu horeeyay ee dalka keenay ama soo celiyay adeegyada daruugi ah ama lagama maar maanka ah sida isbtaalada, Sida hooyada & dhalanka Banaadir, Shifo Hospital hurwaa, Dawoyinka, xawaladaha, olompic korontada, waxaa si weyn loogu xasuusan karaa Shirkadaha isgaarsiinada Interneyada sida: global internet, stanard internet, beesha waxa kaloo aan ku xasuusan karnaa dadkii ugu horeeyay oo keeno qalbaka ey dadka ku xiriiraan tan markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliyeed taasoo bulshada soomaaliyeed aad ugu riyaaqday furida shirkadaha telefanada TELCOM SOMALIA iyo Nationlink waxey beesha ka shaqeysay sara u soo qaadida iyo hormarka ummada soomaaliyeed tan iyo markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliya.

Dadka magacyada waaweyn ku leh Siyaasadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Beeshu waxay leedahay dad caan ka dhex ah ummada soomaaliyeed Sida: Siyaasiyiin, janaraalo, Ganacsato, Odayaal dhaqameydo, Culuma'udiin, Aqoonyahano, Fanaaniin, Abwaano, & Ugaasyo.iyo wax garadka fara badan.

  • C/ Qaasin salaad xasan. Madaxweynihi hore Dowladii TNG SOMALIA. Ahne wasiirkii hore ganacsiga Dowladii dhexe somali
  • jeneral xusen cayrow
  • Jeneral maxamed Nuur GALAAL.
  • eng abdulkadir bahdon
  • nabadoon xaaji maxamad daleel
  • pro yuusuf garaad cumar
  • Mohamed Ali Ahmed Canshuur( Mohamed Yare)
  • dr c\risaaq xasan cali
  • dr cali xasan diiriye
  • gorneel shandiile
  • saciid axmad coloow
  • jenaral cali xaashi baraale(cali afweyne)
  • janaral nuur taqsiin
  • kornel seeraar
  • SH. yuusuf Max'd siyad Indha cade,
  • Maxamed cumarIna daylaaf,
  • macalin Aadan hashi ceyrow..
  • Ahmed Cabdi salaan,
  • dr maxamad axmad cali(shinbirey)
  • Cabdi raxman Cabdi shakuur Warsame.
  • ganshalne sare cirfo ali weheliye
  • korneel xasan daahir aweys
  • c/raxmaan xaashi xassan
  • ubugaati cabdi salaad cabdullaahi xiireey (xiireey)
  • korneel maxamed faarax maalin (BISBAAS)
  • Iyo rag kalo farabadan..
  • Beeshu waxay Soomaaliya ku leedahay miisaan culus oo tankisu weynyahay..
  • Besha waxa ka dhashay fanaanadi la oran jiray Magool iyo hassan adan samatar, salaad derbi, nuur eebo, fanan c/laahi boqol , c/ *salan bada cas, raxma ruuxi.

Waxa kaloo kamid ahaa ninkii gobollada Soomaaliya ugu gabay gabayga badnaa ee FAARAX SHURIYE.. iyo gabeygii ugu da'da yaraa oo ilaa hada gabaygii u tiriyay wax fura lala yahay waa kulan xasan jurun abwaan jaamac qabaruug geele faruur tikitor shahid iyo injener abdiqadir waradheer kulane