Ceel Cadde

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Degmada Ceel Cadde oo ah degmadii ugu dambaysay ee ku soo biirtay degmooyinka Gobolka Gedo waxay u dhaxaysaa degmada Ceel Waaq iyo degmada Garbahaarey oo ah caasimadda Gobolka Gedo. Degmada Ceel Cadde waxay caan ku tahay xoolaha nool iyo beeraha. Wabi ma maro Ceel Cadde laakiin waxaa alle ku manaystay dur-duro biyo mareeno ah xilliga roobka. Degmada Ceel Cadde waxaa la aas-aasay sanadkii 1956.Degmadda ceel cade waxa iska leh beelaha wada dega ee macalinweyn,gabroon, reer dumaal ,gasaare gude iyo galedi. oo dhamaan kuwada tirsan beel wenta Raxanweyn.