Ceelbarde

Ka Wikipedia

Magaalooyinka xadka kuyaala, ee ay kamid yihiin:

-Ceelbarde -Aato -Yeed

Magaalooyinka kor ku xusan, waxaa degta beesha Cawlyahan

Magaalooyinkani /Tuulooyinkan waxay leeyihiin dhaqaalo aad ubadan, gaar ahaan dagmada ceelbarde. Ceelbarde waa dagmo hodan ah.

Degmada ceelbarde waxaa hoos imaado tuulooyin ay kamid yihiin:

1: Qudhacjoomo 2: Salkudhooble 3: habarey 4:higlooley iyo kuwo kale oo badan.