Chavez

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi
Hugo Chávez

Hugo Chávez { هوغو تشافيز } waxa uu dhashay (28dii juun 1952) waxa uu ahaa siyaasi iyo askari hadana waa madax waynaha jamhuuriyada venzueala.ee kutaala .ameerikada koonfureed.waana madaxwaynihii 53aad ee soomara dalkaas. waxaan uu madaxweyne ka noqday labadii Febraayo 1999. Markaas oo loo doortay si sharci ah shaafees xukuumadiisu waa hanti wadaag waxaanuu ku caanbaxay baaqa ama yeedhmada uu hadh iyo habeen ku baaqayo in lamideeyo siyaasada ameerikada koonfureed.waxa kale oo uu caan ku yahay necbaanta maraykanka iyo lebraaliyadiisa.chvez waxa uu ku leeyahay ciidanka wadankiisa taariikh aad u dheer.waxa uu isku dayay sanadii {1992}. inqilaab kaas oo ka fashilmay.waxa uu markaas. inqilaabayay daldii madaxwayne carlos.anmdares.isla markaas chavez waxaa loo taxaabay jeelka wxaana jeelka lagasoo daayay. 1994.isla markaas waxa uu aasaasay dhaqdhaqaaq uu ugu magac daray {jamhuuriyadii shanaad.}waxaanuu ahaa dhaqdhaqaaq bidix ah oo sheeganayay in uu ku hadlo magaca dadka faqiirka ah. kadib.waxaa loodoortay madaxwayne. 1999 waxa uu noqday madaxwynihii 53aad ee ay yeelata jamhuuriyadda Venezuela.waxaa lagu doortay kadib markii uu dadka faqiirkaa ugu balanqaaday in uu noloshooda wax ka qaban doono. sidoo kale waxaa dib loo doortay 2000 iyo {2006}ilaa hadana waa madaxweynaha dalkaas. waxa uu si xoogle ugu baaqay in wax loo qabto dadka reer buuliifiya ee ay hayso cunta xumidu. hadii aan eegno shacbiyadiisu waa mid aad u balaadhan .oo waxaa taageera dadka .fiqiirka .ah oo u badan .wadankaas. waxa kale oo uu saaxiiibo iyo .taageerauyaal ku leeyaya. caalamka oo idil waa madaxwayne aad u jecel dadka faqiirka ah waxna u qabta. waa hanti wadaag.aad u hufan.oo jecel in uu kaga dhabeeyo waxa uu afka ka idhaahdo waxaa dhacday in mar la inqilaabay {2002}taas oo ay dhamaan dadkii faqiirka ahaa.oo dhamai ay isosootubeen shaaricyada iyo wadooyinka waawayn iyaga oo leh hanaloosooceliyo madaxwaynahaygii dhabta ahaa. Chavez waxa kale oo uu taageeraa arainta Falastiin. madaxwayne.chavez.waxa aad looga jecelyahay.dhamaan caalamka oodhan.gaar ahaan dawladaha.kacaanka.nidaamkoodu.ku salaysanyahay.waxa.uu saaxiib layahay.hogaamiyayaal.badn.oo caalamka .kacaana.

[Wax ka bedel] odhaaho lagu xasuusto chavez


halkan waxaa.ka uraysa ukun qudhuntay.hadalkaa,waxa uu yidhi.kadib.markii.uu.ka khudbadaynayay.meel waxyar.kahaor.bush.kahadlay.

[Wax ka bedel] dhacdooyin lagu xasuusan karo


chavez.waxa uu sooeryay.safiirkii.aykulahayd dawlada.yuhuuda.ee.qasabka.ku haysata.falstiin.kadib.markii.yahuudu.ay.weerar.baabiina.ku qaaday.gaza.bilawgii.2009ka. madax wayne chavez waxa uu .aad uga cadhooday kadib markii wadanka honduraas ee ameerikada dhexe uu inqilaab kadhacay inqilaabkaas oo xukunkii ay ciidamadu kagala wareegeen madax.wayne.silay.oo ay isku siyaasad dhawaayeen madaxwayne chavez.waxa uu ku hanjabay in uu shiidaalka ka jari doono dawlada hunduras.hadii aan lasooceli madaxwayne silaya


[Wax ka bedel] chavez iyo gacansiinta jabhadaha kacaanka ah


madaxwayne chavez waxa uu gacan aad u dheer ku leeyahay wadamada .ameerikada koonfureed. waxa uu taageero aan gabad lahayn oo noocwalba ah siiyaa jabhada kadagaalanta dalka colonbia ee loo yaqaano farac jabhadaas oo ah jabhad kacaan ah mudo dheerna halgan kula jirtay wadankaas.waxa kale oo la ogyahay in uu sabab u ahaa in ay dalalka lajaarka ah ama dalalka ameerikada koonfureed badidoodi ay badalaan siyaasadii hore ee ahayd maraykan daba socodka oo maanta la ogyahy in badidoodu ay ku dhaqmaan siyaasad saaxiibkood chavez