Ciise

Ka Wikipedia

(Redirected from Ciise Masiix)
U bood: navigation, raadi
Ciise
Ciise

Ciise calayhi salaam waxa uu ahaa nebi eebe u dirsaday reer banii israaiil oo hadda yahuuda ay laakiin imika iyaga iyo kiristanku ay ka dhigtan ilaah taasi waa baadil iyo beebeen.

Ciise (Iesus) : ° -7/-4 ; + 30/+33 : Sayid Ciise Masiix : Diinta Kiristaanka. (يسوع)

Ciise Masiix waxa uu ku dhashay Baytulaxam oo ku taal dhulka ay Falastiiniyiintu degaan dhowr sano ka hor bilowgii taariikhda miilaadiga.

Muslimiinta iyo Masiixiyiintu waxa ay isku raacsan yihiin in dhalashadiisu mucjisa ahayd oo hooyadiis Maryam ay isaga uuraysatay iyadoo bikra (cadrad) ah.

Ciise markii uu soddon jirsaday ayuu bilaabay fidinta diinta, saddex sano ka dibna samada ayuu u kacay.

Wikimedia Commons has media related to:
Personal tools
Luqadaha kale