Cumar Sharmaarke

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke)
Cumar Sharmaarke
13th Raiisul wasaaraha Soomaaliya
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
24 Diseembar 2014 – 1 Maarso 2017
MadaxweyneXasan Sheekh Maxamuud
Maxamed Cabdulaahi Maxamed
ka horeeyayCabdiweli Sheekh Axmed
Ku xigayXasan Cali Khayre
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
14 Feebaraayo 2009 – 21 Sebtembar 2010
MadaxweyneShiikh Shariif Shiikh Axmad
ka horeeyayNuur Xasan Xuseen
Ku xigayCabdiwaaxid Cilmi Goonjeex (kumeel gaar)
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay (1960-06-18) 18 Juun 1960 ( 63jir)
Muqdisho, Soomaaliya
Xisbigaka madax banaan
Alma materJaamacada Carleton
SaxiixaFile:Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke signature.svg

Cumar Sharmaarke (dhashay 18 juun 1960) soomaaliyeed

wuxuu ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Laga soo bilaabo 2009 illaa 2010. Waxa uu markii dambe si kooban u adeegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka sanadkii 2014. waxaa mar kale loo magacaabay Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Bishii December 2014. Muddadiisu waxay dhammaatay 1-dii Maarso 2017 waxaana beddalay Mudane prof Cabdi wali Cali gaas .[1]

Noloshiisa shaqsiyadeed[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sharmarke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 1960-kii , oo ku taala koonfurta-bari ee gobolka Banaadir ee Soomaaliya. [2] Waa wiilka Madaxweynihii hore ee labaad iyo Raiiselwasaarihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ,

wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Carleton ee Ottawa , halkaas oo uu ku soo qaatay darajo cilmiga siyaasada iyo dhaqaalaha siyaasadeed . In kasta oo qoyskiisu ee degenyihiin gobolka Virginia ee dalka Mareykanka , wuxuu haystaa dhalashada Soomaaliya iyo Kanada labadaba .

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. News, ABC. https://abcnews.go.com/International/wireStory/somalias-president-appoints-prime-minister-45680284. Soo qaatay 2017-02-23.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Africa Review. 17 December 2014. Waxaa laga kaydiyay the original 18 Bisha Laba iyo Tobnaad 2014. Soo qaatay 18 December 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)