Daallo Airlines

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Daallo Airlines waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka caalamiga ee magaalada dubay, waxaana laga leeyahay Garoonka Caalamiga ee Ambooli Jabuuti. Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1991di markii ee istaagtay diyaaradii hore ee Soomaali Airlines, maanta neh diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada ku yaalo bariga Afrika, Carabta iyo Yurub. waxa uu ku yaalaa saldhigeeda ugu weeyn magaalada mogadishu ee caasimada somalia waana diyaarada kaliya ee ka qeeyb qaadatay soo nooleeynta magaca somaliyeed daalo waa diyaaradii dalka