Dacdheer

Ka Wikipedia

Dacdheer waa deegaan dhaco gobolka Galgaduud.

deegaanka Dacdheer waxay sal dhig u ahayd jamhadihii soomaaliaya mucaaradka ku ahaa ee ay taageeri jirtay dowlada ethopia wixii intaa ka dabeeyey burburkii dowladihii soomaalaiya iyo waliba taliskii ethopia ee markaa dagaalka kula jiray dowlada soomaaliya, waxaa dacsheer iyo nawaaxigeeda ka dhacayey dagaal beeleedyo ay ku hardamyeen dadkii ka hor burburkii soomaaliya asal ahaan iska lahaa iyo qabaa'illadii ay kasoo jeedeen jamhadihii hubaysnaa ee ay taageersay dowlada ethopia .

Waqtiyadii ay sameysmeen urarada argagixsada ah ee ka soo if baxay soomaaliaya dacdheer waxay saldhig u noqotay ururkii midowga maxaakiimta oo kulahaa saldhig ciidan. Intii la aasaasay maamulka galmudug waxaaa dhacday in ay ka taageen calanka soomaaliya