Dadka Soomaaliyeed

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
1 sayid Maxamed Cabdulle xasan • Fadumo Jibriil • Ali Mataan Xaashi • Asli xasan cabaade 2 Khadija Qalanjo • Siciid Sheekh Samatar • Iman • Suldan Yusuf Cali Keenidiid 3 Ahmad ibn Ibrihim al-Ghazi • Suldaan Mohamoud Cali Shire • Cusmaan Yusuf Kenadid • Nuruddin Farax

Dadka Soomaaliyeed (Carabi: الصوماليون) waa dad wada walaala ah, dhamaantooda. Waxay wada leeyihiin dhaqan iyo luqad u gaar ah. Somalida waxay ku kala nool yihiin, qurbaha iyo dhulka Soomaaliya gaar ahaan Soomaaliwayn. somalida badankooda waa dad ganacsato ah, waxaana lagu yaqaanaa, xoolo dhaqasho, sida ariga iyo geela iyo Lo'da. Soomaalida waxay ahaayeen dad wada degaan oo wadani ah, oo is wada jecel. dadka soomaaliyeed oo dalka somalia jooga,dagaaladuu siday u bilowdeen boqolkiiba 60 baa afka soomaaliga qori karin. maadaamaa iskoolaadkuu way private yihiin baa keentay inay dad badani awoodi waayaan inay skuulaad dhigtaan saas darteedna ay uga joogaan. Dhanka diinta soomaaliya waxaa aad awood ugu leh suufinimada suufiyada soomaali xoogaa waa ka duwan yihiin suufiyada dalalka qaarkood inkastoo ay aqoonta diintuu ay sii yaraanayso . waayadii hore markii ay soomaaliya nabad ahayd, skoolaad iyo jaamacado badan ayaa ku yaalay dalka soomaaliya. dhaqaalaha dalkana kor ayuu u socday. Somalida waxay ganacsi la lahaayeen wadamada carabta iyo aasiya iyo yurub.. dagaaladi somaliya siday u bilaabmeen , waxaa dhacday in ay soomaliduu isku dilaan qabiil dartiis iyo is fahmi la aan.. maanta dadka soomaaliyeed dhibaato ayay ku sugan yihiin meelkasto ay joogaan.Waxaana keenay dulmiga ay ayaguu isku gaysteen somalida boqolkiiba 30 waa qaxooti oo wadamada kaley ku kala nool yihiin. waxayna u badan yihiin wadamada itoobiya, kiinya, jabuuti, kanada, Mareykanka, Swidhan, Denmark, Finland, Jarmalka, Talyaaniga, Shiinaha iyo wadamo kale oo aan la tiri karin..

[Wax ka bedel] Taarikhda

Samaale, waa qofka soomaliga ay qabiilada ay ka tiirsan yihiin Qabiilada Dadka Somaalida, waa logu cadaystay in kalmada Soomaali ay ka timid magaca ninkaasi. Kalmada "Soomaali" waxay ka timid "soo" iyo "maal".[1] Another plausible etymology proposes that the term Somali is derived from the Arabic for "wealthy" (dhawamaal), again referring to Somali riches in livestock.[2]

An Ancient Chinese document from the 9th century referred to the northern Somali coast — which was then called "Berbera" by Arab geographers in reference to the region's Berber (Cushitic) inhabitants[3] — as Po-pa-li.[4][5] The first clear written reference of the sobriquet Somali, however, dates back to the 15th century. During the wars between the Ifat Sultanate based at Zeila and the Solomonic Dynasty, the Abyssinian Emperor had one of his court officials compose a hymn celebrating a military victory over the Sultan of Ifat's eponymous troops.[6]



wadankeena ilaahayoow nabad nooga dhig, aamiin aamiin aamiin[[Category:Soomaali somalia waxa kasoc do dalk somalida waxay u kal cararen somalia i lan dakal aa kasocdo dadkii waxay ugalcararen t.x.svarige,usa,etopian,norge,kina,canada,london,i yooo melagaley


Cite error: <ref> tags exist, but no <references/> tag was found

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale