Dadka Tigrega

Ka Wikipedia

Dadka Tigrega waa dad degan dalka Ereteriya iyo suudaan. Dadkaan waa dad muslimiin oo reer baadiye ah. waxee u badanyihiin woqooyiga galbeed ee dalka Ereteriya, iyo bariga Suudaan. Qaxootiga tigrega waxee ku kala noolyihiin wadamada carabta, woqooyiga ameerika, ingriiska iyo australiya.Dadkaan waxee ku hadlaan luqada Af-Tigre oo ah lahjo ka mid ah luqada Af-Tigrinya.