Dadqalato

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Dad qalasho

Dad qalasho waa dad dadka qashto oo ku dhaxnoolnaa dad weeynaha aduunka. waxeena u badnaan jireen yurub,Woqooyiga amerika, Koonfur amerika,New Zealand iyo jassirado badan, gaar ahaan Jasiirada Fiji oo aad loogu yaqaanay dad qalashonimo. dagaaladii aduunka kii labaad, (ww2) waxaa la arki jiray ciidamada ruushka oo cuni jiray, askartii ka dhimatay, iyo maqaarkooda oo geed korsaaran. 1972dii diyaarad ku kor dhacday, buur kuu taalay Koonfur amerika, ayaa waxaa dhacday in ee dadkii ka badbaaday shilkaas, ee cunaan dad kale oo diyaarada saarnaa oo horay u dhintay. dadka diyaarada ka badbaaday ayaa waxaa lasheegay in blooyin badan ee ku noolaayeen, hilibka ee ku kor cunaayeen buurtaas.