Dalai Lama

Ka Wikipedia
hoomey
hoomey
Dalai Lama

Dalai Lama 1935 ilaa hada waa hogaamiye diineeka ugusareeya buudiyiinta ku nool gobolka tebet ee Shiinaha laga bilaabo sanadii 1959 waxa uu dali lama hayay labo jago oo ah mid hogaamin siayaasadeed ah iyo mid diineed o uu kahayay gobolka tebet ee ismaamul hoosaadka haysta gobokan oo katirsan wadanka shiinaha waana qof aqoon sare ka haysta diinta buudiga qof kasta ama nin kasta oo loodhiibo jagada dlai lama waxa lagu magacaabaa in uu yahay dhaxlihii ama qofkii xukunka ka dhaxlay aasaasihii diinta buudiga ee Gootama buuda waa sida ay u arkaan dadka raacsaniye.ninkan hada jagada haya oo ah kii 14aad waxa uu jagada qabtay sanadii 1940 dadiisuna waxa ay ahyd 4 sano jir waxana uu ku dhashay magaalda shingahay. kalmada dali lama waxa ay kadhigantahay ilaahii boqorka ahaa

goobta uu daganyahay Dalai Lama[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Laga yimaadu xiligii Dalai Lamaamihii 5aad ilaa iminka waxa saldhig u ah magaalda lahasa ee xarunta gobolka tebet