Daliban

Ka Wikipedia

dalibaan waa jabhad ama dhaqdhaqaaq hubaysan oo ladagaalama reer galbeedka waxa ay kasoojeedaan wadanka afgaanistan waxa ay u dagaalamaan in diinta islaamka lagu dhaqaqo wadanka afganistan.hada kahor waxa ay xukumeen wadanka afganistan