Dashiishe

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Dishiishe waa qabiil balaadhan dega gobolada woqooyi bari Soomaaliya kana soo jeeda beel waynta Axmed Harti ama (Moorcase/Harti/Daarood).Beeshu waxa ay badankoodu degaan gobolka Bari oo ah gobolka ugu weyn dalka iyo gobolka Sanaag qaarkiis Jubada hoose iyo kuwo kale. Si gaara beesha saldhigeedu waa magaalda ee gobolka Bari oo khaas u ah beesha sidoo kale waxa ay degaan dalka Cumaan oo Soomaaliya deris la ah sida gobolka xeebeedka ah ee Dufaar caasumadiisa Salala waxa kasoo jeeda ugaaska ay beelaha Daarood ku leeyihiin dalka Cumaan beeshu waxaa ka dhashay aqoon yahano culumaa diin siyaasiin iyo dad badan oo magac dheer leh.

Degaanada beeshu degto waxaa ka mid ah

  • -magaalada ugu wayn Puntland ahna xarunta ganacsiga.
  • Degmada Waaciye
  • Degmada Xiddo
  • Degmada tisjiic
  • Karin
  • Yahlo
  • Jiingada
  • Dalwayn
  • Laasa-dacawo
  • Buruc
  • Baxaya
  • Degmada Dhahar
  • iyo degaano kale oo badan.