Dhexroor

Ka Wikipedia

Dhexroor Ingiriis Diameter

Xariiq walba oo toosan oo isku xira laba dhinac oo wareega goobada ka mid ah, dhexmartana bartanka goobada waxaa la yiraahdaa dhexroore.

File:Guubo.JPG
Dhexroor

Sumadna waxaa u ah Xarafkaan (Ø)

Dhexroor Goobo

Qaacidada

Waa gacanka labadiis
Waxa ay la egtahay Wareega loo qaybiyey Pi