Dhul Udug
Ka Wikipedia
Dhul Udug waa dhulkii ee degenaan jireen masaaridii hore. Ilaa hadda lama oga meesha saxda ah oo ku yaalo dhulkaas.Inkastoo la ogyahay in oo dhulkaas jiro, waxaana lagu qiyaasaa dhulka u dhaxeeyo gacanka cadmeed iyo badda cas.