Jabuuti

Ka Wikipedia

(Redirected from Djibouti)
U bood: navigation, raadi
Jamhuuriyadda Jabuuti
Gabuutih Ummuuno
جمهورية جيبوتي
République de Djibouti
Calanka Jabuuti Astaannta Qaranka ee Jabuuti
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Astaanta Calanka
Jabuuti
Location of Jabuuti
Caasimada Jabuuti
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Soomaali,Af-Cafari, Af-Carabi, Af-Faransiis
Dowlada  
 -  Madaxwaynejaamac saylici iyo cali caaruf Ismaaciil Cumar Geelle
 -  Ra'iisul wasaare Dileita Mohamed Dileita
Ka xoroobey Gumeystihii Faransiiska 
 -  Taariikhda 22 Juun, 1977 
Area
 -  Total 23,200 km² 
8,958 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.09
Cadadka Dadka
 -  2007 qiyaas 496,374 
Lacagta Farank
Wakhtiga EST 
Furaha debeda +253

Jabuuti ama Gabuuti ama Djibouti, loona yaqaan Jamhuuriyada Jabuuti waa dal yar ee ku taala bariga Geeska Afrika. Jabuuti waxaay xad la leedahay Iritareeya xaga waqooyi, Itoobiya xaga galbeed iyo koonfurba iyo Soomaaliland oo ka xigta koonfurbari. Dhinaca kale Jabuuti waxaa ka xiga Baddacas iyo Gacanka Cadmeed.

[Wax ka bedel] Taariikh

Jabuuti waxa soo maamuli jiray beelo kala duwan beelahaas oo ahaa , ciise iyo canfar. waxayna ka dagaan koonfurta ay ciisuhu dagaan iyo waqooyiga ay canfartu dagto ilaa hadana isla labadaa qomiyadood aya daga . Beelahakan waxa ay wax kala gadan jireen caraba taas oo sababtay in ay jabuutti noqoto wadan islaam ahah laga bilaabo markay asaxaabtu usoo haajirtay dulka loo yaqaano ardul xabasha. 1832-ayaa faransiiska waxaa ay qabsatay dhinaca waqooyi ee jabuutti kadibna waxay kusii fiday dhamaan wadanka intiisa kale, waxa ayna magac uga dhigtay dhulka soomaalida ee faransiiska.100 sano kadib waxaa bilawday dhaqdhaqaaq gumaysi diid ah kaas oo ku fiday dhamaan dalka intiisa kale, waxaa bilawday axsaab u ololaynaysay sidii la,iskaga dulqaadi lahaa heeryada gumaysiga waxaaana ka madax ahaa marxuum maxamuud xarbi oo looyaqaano halyaygii jamhuuriyada jabuuti isaga oo taariikh wayn ku leh dalka ,waxaa kaloo ka mid ahaa raggii usoo shahiiday xornimada jabuuti sida Faarax xaad ,sheekh Cismaan,cagoole , gasha male,. waxa garabsocday halgankaas, jabhado koonfurta wadanka kadagaalami jiray sanadkii 1977 jabuutti waxay heshay xornimadeedii ay muddo dheer usoo halgantay, waxaa madax wayne kanoqday marxuum Xasan Guuleed Abtidoon.oo looyaqaano aabihii umada jabuuti , raiisul wasaare ayu u magacaabay marxuum (Axmed diini Axmed) ,baarlamanka ayaa isagu ka kooban 61 kursi aw ka koobaadi yahaw madax waynaha , madax waynaha waxaa lasoo doortay 6 diisanbar mar xagga baarlamankana lagasoo doorto 5 tii sanoba mar. muddo kaddib waxaa bilaabmay is afgaranwaa dhinaca siyaasada ahaa madaama aw xisbi kalaatahay katalinaayay dalka waa RPP , Koox aw hogaaminayo Axmad diini Axmed ayaa kabilaabay dagaal jabhadayn ah waqooyiga dalka kadib markii la,isku af garan waayay siyaasadda 1991 ayay bilaabeen dagaalka , dowlada jabuutti ayaa dhineceeda kawaday wada hadal iyo is afgarad siyaasadeed waxayna ku guulaysatay sanadkii 1994. waa wadanka ugu wayn geska africa waxa madaxwene ka ah ismacil cumar gelle

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons has media related to:
Luqadaha kale