Doolow
Ka Wikipedia
Doolow waa magaalo waqooyi bari ee Gobolka Gedo isla markaana ah magaalo madaxda degmada Doolow. Magaalada Doolow waxay leedahay xaduud la leedahay labo degmo oo ka tirsan Gobolka Gedo; waana Degmada Beledxaawo iyo Degmada Luuq. Sidoo kale waxay xaduud la leedahay gobolka Suufka ee dalka Itoobiya.
[Wax ka bedel] Maamul
Degmada Doolow waxay degmo noqotay horaantii 197yadii. Doolow waa degmada ugu yar degmooyinka 7da ah ee Gobolka Gedo.
| Degmooyinka Gobolka Gedo | |
|---|---|
| Baardheere · Beled-Xaawo · Buurdhuubo · Ceel Cadde · Ceel Waaq · Doolow · Garbahaarey · Luuq ganaane | |