Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964

Ka Wikipedia
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 30 Maarso, 1964 .

Doorashadaan waxay ahayd tii ugu horaysay abid ee laga sameeyaa Jamhuuriyadda Soomaaliya kadib midowgii Dhulka Biritishka ee Soomaaliya iyo Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya 1960 waxaana doorashadaas ku guuleeystay Xisbigii Dhalin-yarada SYL

69 / 123

.

Natiijooyinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xisbi Codad % Kuraasta +/-
Somali Youth League 472,296 51.7 69 -14
Somali National Congress 86,2081 20.4 22 Cusub
Somali Democratic Union 95,707 10.5 15 Cusb
Somali Independent Constitutional Party 80,173 8.8 9 +4
United Somali Party 7,552 0.8 1 -11
Giovani S Partito Liberale 6,766 0.7 1 Cusub
Somali National League 4,354 0.5 1 -19
Somali African National Union 3,930 0.4 1 Cusub
Xisbiyo kale 57,083 6.2 4 Cusub
Wadarta 914,069 100 123 0
.