Fanaan
Ka Wikipedia
Fanaan waa heesaa,jilaa,abwaan erey/laxan,qof muusigga yaqaan. Fanaanka waxaa badanaa loogu yeeraa, qof xirfaddiisa shaqo heesaha ama muusikada tahay.Haweeneyda waxaa loogu yeeraa "fanaanad",ninkana "fanaan".Fannaaniinta caan baxay aad bay u badan yihiin rag iyo dumarba;haddaynnu dhawr ka xusno fannaaniintii hore ee waaweynaa waxa ka mid ah:Maxamed Saleebaan Tubeec,Xaliima Khaliif Magool,Axmed Naaji Sacad,Maxamed Nuur Giriig,Caasha Cabdoo,Khadra Daahir Cige,Saado Cali Warsame,Axmed Tifow Khamiis,Cali Sugulle, Axmed Nuur Jaangow,Siciid Harawo,Xareedo Ismaaciil Duniyo,Cali jareerre,Cusmaan C/kariim Gacanlow.