Fasuul Cabdalla Maxamed

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Fasuul cabdalla

Fasuul Cabdalla Maxamed (Af-Ingiriis Fazul Abdullah Mohammed,Af-Carabi فاضل عبدالله محمد‎) waxoo ahaa hogaamiyaha ururka Al-Qaacidda u qaabilsanaa Bariga Afrika.Waa ninka dad badan ku laayay safaaradaha Mareykanka oo ku kala yaalaan Kenya iyo Tansaaniya taariikhda marka ee eheed 1998.Ninkaan waxoo cabay dhiig badan oo shacab soomaaliyeed.Waxoo ku dhashtay Moroni, Komoros taariikhda marka ee eheed 25 Diseembar 1974, waxaana lagu dilay meel ee ciidamada ka buuxaan oo la yiraahdo Ex-Koontorool Afgooye oo ku taalo Waqooyi Galbeed]] ee caasimada Muqdisho taariikhda mar ee eheed 8 Juun 2011.Ninkaan jid qaldan oo ku soo leexday asiga oo baabuur watto,markaas aa baarka loo toosiyay asiga mid kale oo al qaacida ka tirsan.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale