Faysal cali waraabe

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Faysal Cali Waraabe (ku dhashay magaalada Hargaysa 1948) waa siyaasi reer Somaliland, waana gudoomiyaha xisbiga UCID.

Taariikh nololeedkiisa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Faysal faysal wuxuu heer waxbarasho ka gaadhay ilaa shahaadada masterka. Wuxuu hormuud (dean) ka soo noqday Harvard University muddo 23 sanadood ah. Intii u dhaxaysay 1987 ilaa 2001 waxa uu ahaa wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Finland. Waxuu aas-aasay xibigii mucaaradka ugu horeeyay ee Somaliland.Faysal waxa uu ku hadli karaa luqadaha kala ah Af-Soomaali, Af-Ingiriis, Af-Carabi, Ruushka iyo waliba Finland. Faysal Cali Waraabe beel ahaan waxa uu ka soo jeedaa beesha Isaaq-garxajis-ciidagale faysal cali waraabe wuxuu caan ku yahay wadaninimo

waana siyaasi hadalo cadcad