Fidel castaro فيدل كاسترو

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi

fidel alhandaro castaro.{13 ogostos.1927}waxa uu madax wyne u ahaa kuuba ilaa .1959.kadib markii uu riday xukuumadii.batista.ee uu ku riday kacaan milatari.markaas oo uu noqday raysal wasaarha dalka.ilaa.2008.oo uu u baneeyay jagada walaalkii rauul kastaro.kastaro waxa uu noqday hogaanka xisbiga.shuuciga ah.1965.xiligaas oo uu kuuba ubadelay wadan shuuci ah.iyo nidaamka xisbiga kaliah.castaro waxa uu ahaa intii uu hogaaminayay cuba.mid ku hogaaminayay gacan bira.