Filibs
filibs(ingriisiga Philips) waxaa shirkad soosaarta waxyaabaha elektarooniga ku sheqeeya xarunteedu waxa ay kutaalaa wadanka holand gaar ahaan magaalda caasimada h ee Amistardam shirkada waxaa u shaqeeya shaqaale kabadan ilaa 122000 oo qof waa mid kamida shirkadaha ugu horeeya dhanka soosaarka qalabka korontada ku sheqeeya.waxa ay gaadhay lacagta sanadkii 2010 ka u soohoyatay ilaa 30 bilyan oo lacagta yurub ah
[Wax ka bedel] taariikh kooban
waxaa la aasaasay filibs 15 may sanadii 1891 waxa aasaasay nin l aodhan jirayGerard Philips
[Wax ka bedel] arimo shirkada ku saabsan
shirkadu waxa u diiwaan gashan oo ugu jira buuga lagu qoro waxyaabaha la ikhtiraaco in kabadan 80,000 oo aaladood oo ay shirkada filibs ikhtiraacday..
waxa ay shirkada filibis caalamka ku leedahay shirkado badan waxaanay dagantahay wadamo badan oo caalmka kamida.waxa ay xafiisyo iyo laamo ku leedahay in kavadan 60 wadan