Galgala
Ka Wikipedia
Galgala waa magaalo ku taalo woqooyiga, gobolka Galbeedka Bari ee Soomaaliya. Magaalada waxee ka midtahay maamul goboleedka puntland, waana magaalooyinka soo wenaanooyo, oo dhismaheeda iyo bulshada kor u soo socdo. Magaalada waxaa degen dad gaaraayo 20,000.