Galhareeri

Ka Wikipedia

Galhareeri waa degmo ku taala koonfur galbeed ee gobolka Galgaduud ee ee bartamaha Soomaaliya.

Xarardheere oo ka xigta dhanka woqooyi, Ceeldheer oo ka xigta waqooyi bari, Derri oo ka xigta dhinaca bari, Wabxo dhinaca galbeed, iyo Ceel Buur dhinaca koonfureed. Galhareeri Waa magaalada saddexaad ee ugu weyn gobolka Galguduud. Laga soo bilaabo 2017 degmada waxaa degenaa qiyaas 221,200. Waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu da'da weyn Dowlad goboleedka Galmudug. Waa magaalo aad u dhaqameed badan, waxayna leedahay dhismayaal badan oo qurux badan oo Soomaaliyeed oo duug ah. Daad iyo burbur weeyn ayaa ku dhacay 2010kii maseerweeyn oo kiyimid magaalada mogadisho (Hamer Cadde). Caasimaddu 35 km ayeey u jirtaa magaalada Galhareeri. Sannadkii 2014 Galhareeri waxay noqotay meesha labaad ee ugu soo jiidashada badan dalxiisayaasha ee Gobollada Dhexe. Degmada waxaa dagan Beelwaynta Mursade

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

galhareeri wa magalo tariiqiya waxa na dagan beaha murusade gar ahan cabdale sabdi iyo besha habar idinle besha abdale sabdi oo ah besha ugu badan population ahaa ayaa waxay ku ledahay tariiq an la soo koobi karin

Gumud[wax ka badal | wax ka badal xogta]