Gar adag

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garadag)
Garadag
District
Garadag is located in Somaliland
Garadag
Garadag
Location in Somaliland.
Country in East AfricaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
RegionSanaag
DistrictGaradag
Tirada dadka
 • Dhammaan150,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Websitewww.garadagnews.com

Garadag waa magaalo hoostimaado gobolka Sanaag ee Somaliland. Degmadu waxay u dhowdahay degmada Xudun oo kaga beegan dhanka Woqooyi Galbeed. Degmada waxa deega beelaha habarjeclo gaar ahan muuse abokor qabiilka biciide khasatan reer iide

Tilmaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaaladan waxay hodan ku tahay xoolaha nool.macdanta iyo dalxiiska Somaliland, Magaaladan waxaa degan dad gaadhaya ilaa 80,000oo qof, nawaaxigeedana waxaa degan dad gaadhaya ilaa 70,000-80,000 oo qof.Degmada Garadag waxay ku caan kutahay xoolaha iyo dhaqashadooda, waana dhul baad iyo bilicsan oo ku taala inta u dhaxaysa Dooxada nugaal iyo Gubanka.Waa dhul uu Illaahay ku manaystay xoolo dhaqashada.Reer garadag degmada waxey sanadkii ka dhoofiyaan xoolo lagu qiyaaso ilaa 30,000 oo neef.Sidoo kale maamul ahaan degmada garadag waxay ku caan kutahay xalinta khilaafaadka iyadoo taariikh facwayn ku leh dhinaca xalinta khilaafyada.Waxaa degmada ka baxo geed caan ka noqday degmada oo la yidhaahdo (Gobka Garadadg), waa geed markii ee dadka coloobaan lagu heshiisiiyo, heshiiska ka dhacaana aan bid laysugu qabsanin.Mararka qaar ayaa degmooyinka yar yar ee degenyihiin dadka xoolo dhaqatada ah ama reer miyiga ah waxaa ka dhacdo colaad u dhaxaysa beelo walaalo ah.Degmada garadag waxaa hadda ka hor ka dhacday colaad beeleed, waxaana ka mid ah shirkii lagu heshiisiiyay, beelaha DHulbahante, Habarjeclo iyo Habaryoonis waxaa kale oo garadag lagu qabtay Shirkii Habarjeclo ee 2008 lagu heshiisiiyay madaxweyne AHMED MOHAMED MOHAMOUD (SIILAANYO) IYO GUDOOMIYE SALEBAN MOHAMOUD ADEN ee uu madaxweyne siilaanyo madaxweyne ku noqday.Waxaa kaloo lagu caleemasaaray SULDAANKA GUUD EE HABARJECLO AHN SULDAAN CALI MUUSE SANADKII 1944. Degmada Garadag waxay caan ku tahay sidoo kale waxbarashadA, waxeyna ka midtahay degmooyinka ugu waxbarasho fiican gobolka sanaag.Magalada waxaa ku yaala 3 dugsi hoose iyo 1 dugsi sare.Degmadaan waxee leedahay hoteelal raaxo leh iyo kuwa kaleba sida (Digaale Hotel), IDIL HOTEL IYOGUURE HOTEL oo ku yaala meel aad u haboon. degmada garadag waxay sidoo kale tahay meel aad looga xiiseeyo waxbarashada oo ay degmadu gasho kaalmaha ugu sareeya gobolka sanaag kaalmo mug leh ka soo hooyaan sanad walba ay kaalinta koobaad galaan.Dadka caanka ah ee degmada kasoo jeeda waxaa ka mid Gudoomiyaha kuxigeenka Baarlamaanka JSL MUDANE: SICIID MIRE FAARAX (GIIRE), WASIIRKA WASAARADA CAAFIMAADKA MUDANE: XASSAN MAXAMED CALI AHNA AAS-AASIHII URURKII RAYS, WASIIR,XILDHIBAAN,MUJ: MAXAMED MAXAMUUD CAL XAYD (TUKE), XILDHIBAAN: MAXAMUUD SAALAX CABDI, XILDHIBAAN:SALEEBAAN DIIRIYE BARRE, Xaga fanka ABWAAN DAAHA GAAS , MAXAMED AAMIIN(CHUNKS)


{{MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Boodhley {{.}}Bacoolo{{.}} Karinbiyood -->




















































































































Sido Kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]