Garbahaarey

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Garbaharay waa dagmo ka tirsan gobolka gado dagmadan waa dagmo aad uyar waxaana dagmo ka dhigay kaligii taliski siyaad barre caasimada gobolka gado waa baardheere garbaharay qabiilada dago waa beesha gabaawayn oo ah qomiyada digil iyo firifle iyo beesha gasaaragude oo ah qomiyada digil iyo mirifle iyo beesha mareexaan garbaharay waa 1 xaafad dadka kunool tira goob lagama hayo maps ka kuma jirto garbaharay