Gedo

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi
Gedo
[[Image:{{{image_coat_of_arms}}}|128px]]
Gobolka Gedo ee Soomaaliya
Capital Garbahaarey
Area 60 389 km²
Population 576 777 (2007 [[1]])
~ density 9,55 inh./km²
Website '
Somalia regions map Gedo.svg

Dowladdii hore ee general maxamed siyaad barre gobalka gedo wuxuu ahaa todobo dagmo oo hadda waxaa lagu daray dagmadda la yiraahdo ceel cadde, Gedo waa gobolka kelliya ee afar degmo oo ka tirsan ay maraan webiyadda Jubba Ganaane: Baardheere, Doolow, Luuq iyo buuloxaawo. Waxaana deegaan u leh gobbolkan Qabiilka kelliya oo ah mareexaan Daarood.

Gedo waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuuna ku yaalaa koonfur-galbeed ee Soomaaliya.

[Wax ka bedel] Degmooyinka gobolka gedo

Waa sideed dagmo

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Garbahaarreey. Dhaqaalihiisuna wuxuu uu ku tiirsanyahay Beeraha iyo xoolaha nool iyo weliba canshuuraha ka soo gala saddexda kastam ee ceelwaaq, Buuloxaawo iyo Doolow. gobolkaan wuxuu dakad uyahay gobollo katirsan soomaaliya iyo walibagobolka waqooyi bari keenya

Gobolada Soomaaliya Flag of Somalia
Awdal | Bakool | Banaadir | Bari | Baay | Galguduud | Gedo | Hiiraan | Jubbada Dhexe | Jubbada Hoose | Mudug | Nugaal | Sanaag | Shabeellaha Dhexe | Shabeellaha Hoose | Sool | Togdheer | Woqooyi Galbeed

]