Gobolada Soomaaliya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya
 

Soomaalaiya waxee u qeebsamtaa 18 gobol sida uu qabo dastuurka soomaaliya Cutubka 1aad, Qodobka 7aad, faqradiisa 1aad, 2aad iyo 3aad

  • Gobannimada Jamhuuriyadda soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, jasiiradaha, biyaha goboleed, ururkooda, hawadooda iyo geyi-qaaradeedka.
  • Dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo.
  • Guddoon afti Qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Gobol Magaalo Madax Bed ama baaxad Tirada dadka Somalia-regions-states 2.PNG
1 Awdal Boorame 29.875 600.000
2 Bakool Xudur 26.962 900.000
3 Banaadir Muqdisho 370 2.300.000
4 Bari Boosaso 70.088 1.100.000
5 Baay Baydhabo 35.156 1.500.000
6 Galguduud Dhuusamareeb 70.126 600.000
7 Gedo Garbahaarey 60.389 490.000
8 Hiiraan Beledweyne 31.510 338.000
9 Jubbada Dhexe Bu'aale 9.836 580.000
10 Jubbada Hoose Kismaayo 42.876 1.200.000
11 Mudug Gaalkacyo 72.933 740.000
12 Nugaal Garoowe 26.180 800.000
13 Sanaag Ceerigaabo 69.374 750.000
14 Shabeellaha Dhexe Jowhar 22.663 864.000
15 Shabeellaha Hoose Marka 25.285 800.000
16 Sool Laascaanood 25.036 823.000
17 Togdheer Burao 38.663 240.000
18 Woqooyi Galbeed Hargeysa 28.836 980.000


Gobolada Soomaaliya Flag of Somalia
Awdal | Bakool | Banaadir | Bari | Baay | Galguduud | Gedo | Hiiraan | Jubbada Dhexe | Jubbada Hoose | Mudug | Nugaal | Sanaag | Shabeellaha Dhexe | Shabeellaha Hoose | Sool | Togdheer | Woqooyi Galbeed