Gool

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Gool

Gooshu waa xayawaan khatar badan oo ku fiican ugaadhsiga.
Libaax Duurjoog Naasley
Xaalad xanaaneed
Hayinoggol ah
Abla-ablayn cilmi ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylum: Adhaxlay
Faylamyar: Lafdhabarley
Gacal: Naasley
Dir: Dugaag
Sinji: Panthera
Jinsi: P. leo
Tibix laba magac
Panthera leo
Linnaeus,
Magac macna wadaag

Libaax, Aar


Gool (ingiriis: Lioness) waa dhediga Libaaxa taas oo ka mid ah xayawaanka Bahda Bisada loo yaqaano.

Gooshu waa xayawaan naasley aha, ayadoo nuujisa caano ilmaheeda.

Gooshu waxay aad ugu fiican tahay ugaadhsiga ayadoo si cajab badan u gaada neefka ay ugaadhsaneyso.