Gu'

Ka Wikipedia

Gu'[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gu (ingiriis: Summer) waa wakhti ka mid ah Afarta Xili ee sanadku ka kooban yahay.

Gu'gu waa wakhtiga roobku da'o ee cimilodu noqoto mid fiican taas oo qorax badan soo gaadho oogada sare ee dhulka.