Harar

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
magaalda herer

Madaxdii harar soomartay madaxda ugu caansan waxaa ka mid ahaa Garaad Axmed gurey oo ka dhashay lafta reer Gasas garaad.

Harar waxa ay ahayd magaalooyinka ugu caansan geeska africa qarnigii 11, harar waxa ay mar noqotay magaala madaxdii islaamka ee geeska africa sida laga dareemaayo radadkii culimada dhariiqada soomaaliyeed ee xilligaasi noolaa, mid walbo oo culimadaasi ka mid ah waxa uu cilmigiisa ku soo qaatay ama ku bilaabay magaaladaa faca weyn. hadaba magaalada harar yaa deegaan ahaan iska leh ma soomaali baa leh mise oromo?

magaaladan waxaa iska leh qoomiyadda soomaalida ah ee la dhihi jiray soomaali galbeed. Qabiilka ugu badan ee soomaalida ah ee magaaladaas degana waa qabiilka layiraahdo karanle hawiye gaar ahaan lafaha kala ah

  • kaariye karanle,
  • kidir karanle iyo
  • saxoowle karanle
  • waadero karanle dhul ahaan waxa uu degaa koofurta soomaalia.