Hargeysa

Ka Wikipedia

(Redirected from Hargeisa)
U bood: navigation, raadi
Hargeysa

HARGAYSA:hargaysa waamagalomadaxda labad ee wadanka somaliya hadana waa magaalo madaxda dalka cusub ee somaliland hargaysa waa magaalo aad u wayn oo aad ubilicsan waxa daga hargaysa sadexda qabiil eesoomaali ugu caansan uguna tirada iyo taariikhda badan hargaysawa magaalo dadkeeda aad u reer magal yihiin waa dad aad iyo aad horeeya xaga waxbarashada xaga aqoonata guud hargaya dadkeeda waa dad aad isu jecel an ka dha xayn wax cadaawada waadad aad u jecel nabada iyo horuumarka, hargaysa waa caasimada somaliland waxa ay leedahay siyasiyiin caan aha waxay leedahay sadex xisbi siyasadeed waxay leedahay aqoonyahano caan ka ah aduunyada siyaasiyiin caan ah hargay waa hoyga suugaanta somaliland Bold text xiligan aynu joognana waa magaalo dhismo badani ku socdaan dadka daganina waa dad aad iyo aad ujecel inay magaaladoodu noqoto sida caasimada aduunka waa dad jecel inay la tartamaad qoomiyadaha aduuna ee horumaray dadka reer hargaysa waa dad aad iyo aad isugu kalsoon xiligii kadanbaysay dagaaldii ka ka dhacay dalkii la odhan jiray somaliya intiisa badan waana dad ilaa iyo xiligaa waxii ka danbaysa u tashada inay wadankooda iyo dadkood ba horumar balaadhan gaadhsiiyaan ilaa hadana waxa ka muuqata magaaladaa horumar aan ka muuqan dalkii soomaliya la odhan jiray intiisa kale hargaysi waa magaalo looga soo daxiistago wadamada kale iyagoo dadku usoo maryaan waji wafti ahaaneed waa magaalo fanku aad iyo aad looga xiiseeyo waa magaalo sida runtiiya horumar aad ubalaadhani ka muuqdo maanta