Hodan Cabdulle Walanwal

Ka Wikipedia

Hodan Cabdille Walanwal oo uu dhalay Cabdalle walanwal oo ahaa turjumaan degan magalaada Berbera waxay ahayd inan sida la sheegay da'deedu aanay gaadhin xiligii lagu bixin jiray hablaha Soomaaliyee. dhanka kalena, curfiga xiligaa jiray, walina sii jiraa wuxu yahay in doonista iyo bixinta hablahu ay u gaar ahayd hadba waliga (Abaaha iyo Awawga) inanta. Hodan waxay qoyskooda kula noolayd xaafada la yidhaahdo daaroole, sidaas awgeed waxay dukaanka uga soo adeegi jirtay xaafadooda.

hodan waxay ahayd gabadh yar oo aan waynaynay lakiin