IGAD

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
IGAD

IGAD Waa midaw ay kubahoobeen wadamo kuyaala Geeska Afrika ururkan waxa la aasaasay sanadkii 1986 waxaa xarun u ah oo oo lagu aasaasay, magaalo madaxda Jabuuti (magaalo), aasaaska ururkan waxa kadanbeeyay madaxwaynihii hore ee wadanka Jabuuti Xasan Guuleed Abtidoon wadamada IGAD waxa ay iska kaashadaan waxyaabaha sida horumarinta deegaanka iyo nabadgalyada.Badanaa wadamada kubahoobay magaca IGAD.waxaa saameeya abaaro iyo dagaalo sokeeye

Wadamada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

[[Category:Geeska Afrika online magazine](www.geeskaafrika.com)]