Ismaaciil Cumar Geelle

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ismaaciil Cumar Geelle

Ismaaciil Cumar Geelle, (Dhashay 27 Nofeember 1947) waa madaxweynaha Dalka Jamhuuriyada Jabuuti waxaana talada dalkaasi loo doortay sanaddii 1999-kii xiligaasi oo uu xilka kala wareegay madaxweynihii isaga ka horeeyey Marxuum Xasan Guuleed Abtidoon kaasi oo jabuuti madaxweyne ka soo ahaa tan iyo markii ay jabuuti ka xorowday guumaystihii faransiiska sanadku markuu ahaa 1977.. Madaxwayne ismaaciil cumar geele waxa hadana markale loodoortay jagada madaxtinimada jabuuti.