Isuzu
Ka Wikipedia
Isuzu Motors Af jabaan (いすゞ自動車株式会社 Isuzu Jidōsha Kabushiki-Kaisha), waa shirkad sameysa Baabuurta oo laga leeyahay Dalka Jabaan xarunteedana ay tahay Tokiyo, waxeyna Farsameysaa Baabuurta yar yar iyo kuwa waaweyn.