Jaamacadda Burco

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jaamacad Burco)
File:Jaamacada burco waa jaamacad ugu wayn bariga somaliland .jpeg
Jaamaca Burco

Jaamacad Burco Waa jaamcad aad uwayn oo kutaala magaalda Burco ee Somaliland jaamacada burco waxa ayleedahay kuliyado badan.waxaa dhigta oo wax kabarta arday aad ubadan

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jaamcada burco waxaa la asaasay saandku markuu ahaa june 2004 waxaana hindisaheeda lahaa aqoon yahanka ,odayaasha iyo culimo aw diinka ganacsatada gobolka Togdheer taasoo ay ku timid ogolaansha madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland, waxaa maal galiyay oo fan gareeyaya jaaliyada reer togdheer ee dalka dibadiisa jira (togdheer diaspora in abroad) iyo dad weynaha reer burco ee dalka gudihiisa degan(locals)waxaa ardaydii ugu horaysay la qoray september 2004 ardaydaas oo ka koobnayd 167 arday afar kuliyadood iyo 430 arday oo loo tababaro macalinimada mudo gaaban, waxaa ay ardaydu wax kusii dhigan jirtay inta aan la dhamayn dhismaha weyn ( main campus) ee jaamacada xaruntii wasaarada dhirta iyo daaqa , waxaa dhismaha jaamacada laga dhisay iskuulkii dhirta iyo daaqa ee dawladii hore ee somalia 00 u jirta 2 killo metre magaalada ee dhinaca waqooyi galbeed,dhulka uu dhismaha jaamacadu ku fadhiyaa waxa weeye 4.75 hectre waxaa la dhagax dhigay 11-05-2005 waxaana dhagax dhigay wasiirka waxbarashada ee jamhuuriyadda somaliland mudane xasan xaaji cabdilaahi xasan gadhweyne waxay ka kooban tahay.

  • 1.garoon isboorti(sports ground)
  • 2. hool lagu qabto shirarka iyo xafladaha(lecture hall)
  • 3. fasalo wax lagu barto(class rooms)
  • 4. xarun kambuutarada lagu dhigto(computer centre)
  • 5. xarun footakoobiyada ah(photocopying centre)
  • 6. xarun wax lagu akhristo(library centre)
  • 7. xafiisyada maamulka(administration offices)
  • 8. xarun laga cabo sharaabka iyo macmacaanka(cafeteria)
  • 9. meel lagu tukado(prayers room)

Qybaha Aykakoobantahay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hadaba jaamacada burco waxay leedahay dhamaanba kuliyadihii waxbarashada iyo dhamaanba agabkii waxbarasho, kuliyadaha hada la dhigto waxaa ka mid ah.

  • 1. kuliyada xanaanada xoolaha (college of veterinary of medicine)
  • 2. kuliyada ganacsiga (college of business0
  • 3. kuliyada shareecada islaamka (college of islamic study)
  • 4. kuliyada waxbarashada (college of education or college of teaccher training center)
  • 5 kuliyada ICT ga
  • 6. xarun lagu barto afka soomaliga, suugaanta iyo dhaqanka soomaaliyeed(centre for somali studies)
  • 7. xarunta barashada deeganka iyo horumarinta reer miyiga(rural development and environmental studies centre)
  • 8 kuliyada caafimaadka (college of medicine
  • 9 kuuliyada beeraha

waxaa hada la wadaa in la furo kuliyado kale sida kuliyada caafimaadka, kuliyada sharciga , kuliyada beeraha ,waxaa kaloo laga furay badhtamaha magalaada xarun loogu talo galay dadka waaweyn, shaqaalaha , ganacsatada iyo dadkii ay waxbarashadii aasaasiga ahayd aan soo marin (formal education) taasoo oo uu runtii lahaa hindisaheeda chancellorkii hore ee dhawaan xilka wareejiyay professor cabdi salaan yaasiin, xaruntaas oo la yidhaahdo xarunta bulshada iyo waxbarashada joogtada ah(continuing education and community centre) waxaan lagu bartaa.

  • 1.luuqadaha english arabic somali(languages)
  • 2. barashada computerka IT
  • 3. barashada saxaafada(journalism)
  • 4. barashada xisaabaadka(mathmatics)
  • 5. barashada akoontiga iyo maaraynta (accounting and management)
  • 7. barashada Xirfadaha gacanta (handcrafts) waxaa jaamacada ka qalin jabiyay arday aad u faro badan sida ardayda dhamaystay tababarka macaliminta oo haysta shahaadada diploma oo intooda badani hada iskuulada gobolka wax ka dhigaan iyo ardayda dhamaysatay kuliyada xanaanada xoolaha, kuliyada ganacsiga iyo maara

[Xigasho ubaahan]== Heerka Jaamacada == Jaamacada Burco waxay ku jirtaa jaamacada ugu horeeyay wadanka jamhuuriyada somaliland waxaanay 51ka jaamacadood ee afrika ugu horeeya (51st highest ranking africauniversities in ) mar la qiimeeyay aqoonta waxbarasho ee jaamacadaha afrika (academic ranking in africa) sida aynu horeba usoo sheegnay jaamacada burco waxaa asaasay dad qiimayn iyo tix galin ku leh gobaolka togdheer oo isugu jira dad xilal muhiim ah kasoo qabtay dawlada sida maayaro mayors, badhsaabyo govenors ganacsato businessmen ,culimo aw diin religious men iyo wax garad kale and intellectuals.Waana gudo ka kooban 15 xubnood oo la yidhaahdo gudida horumarinta gobaolka togdheer(togdheer development committee) waxaanay burco ka qabteen oo kale biriish cusub iyo cusbitaal dad waali ah (mental hospital) gudiidani waxay leeyihiin gudi fulineed( excutive committee) oo kala ah.

  • Gudoomiye Dr ciise nuur liibaan (former govenor) chairman
  • Gudoomiye ku xigeen faarax yuusuf xadhigle(businessman) vice chairman
  • khasnaji maxamed xuseen aadan(former mayor) treasurer
  • xoghayn Dr ciise nuur liibaan(veterinary doctor) secretary


Hadaba waxaa haboon in dhamaanba dadweyanaha reer togdheer dal iyo dibadba inay la shaqeeyaan gudida horumarinta gobolka togdheer ee iska xilsaartay horumarinta gobolka oo ay kasiii horumariyaan halka ay maanta marayso, waxaan kaloo ugu baaqayaa dhalinyarada reer togdheer ee ka qalin jabiya dugsiyada sare in ay jaamacada gobolka wax ka dhigtaan ee aanay u cararin meel kale.