Jaamacada Banaadir

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Jaamacadda Banaadir
جامعـــة بنـــادر
Benadir University
Halku dhigga Samaynta Karti Umadeed
Hal ku dhigga af-shisheeye CULTIVATING HUMAN TALENTS
La aas aasay 2002
Nuuca Jaamacd Gaar ah
Hormuudka jaamacadda Abdirizak Ahmed Dalmar
Waxay ku taal , Muqdisho, Soomaaliya
Website Official website


Jaamacada Banaadir waa jaamacad ku taalo magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Jaamacada Banaadir waxaa laga bartaa cilmiga dhakhtarnimada,iyo waxyaale ka oo fara badan sida engineering,education iwm waxaana lasameeyay sanadka marka oo ahaa 2002.

Waxyaabaha laga barto[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • jaamacada waxaa lagabartaa dhinaca dhaqtarnimada ama medicinka
  • dhinaca injineernimada
  • dhinaca cilmiga Kombyuterada iyo teknologiga.
  • iyo dhinaca xukunka iyo shaeecada
  • Cilmiga beeraha iyo xaywaanka.

Qaraxii ardayda Jaamacada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sanadka marka oo ahaa 3 Diseembar 2009 waxaa dhacday qarax ismiidaamin ah, oo lagu weeraray arday qalin jabisay oo xaflad loogu qabanaayay hotel shamo. Qaraxaas waxaa ku dhintay dad gaaraayo ilaa 22qof oo ka mid ah 3 wasiirada Dawladda iyo 40 ardayda jaamacada banaadir oo dhaawacantay.