Jaamacada Urdun Ee Culuumta Iyo Teknoloojiyada

Ka Wikipedia

Coordinates: 32°28′44″N 35°59′6″E / 32.47889°N 35.98500°E / 32.47889; 35.98500

JUST

Jaamacada Urdun Ee Culuumta iyo Teknoloojiyada (Af Carabi : ar‎, English Jordan University of Science and Technology) waa jaamacad ku taalla dalka Urdun.