Jaamacadda Camuud
Jaamacada Camuud waxa ay ku taala magaalada Borama ee gobolka Awdal Somaliland. Jaamacada Camuud waxay ku taala dhinaca woqooyi bari ee magaalada Borama.
Qoraalka gudaha oo kooban |
[Wax ka bedel] Taariikh
Markii ay dhaceen dagaaladii sokeeye ee dalka Soomaaliya, waxa buruburay dhamaan machadadii waxbarasho ee xiligaa jiray sidaa daraadeed waxa loo baahday machado waxbarsho oo aad u sareeya, markaa sanadkii 1996 waxa la asaasay Jaamacada Camuud si ay u noqoto il waxbarasho, xiligaa waxa loo magacaabay Jaamcada Camuud gudoomiyaheega Prof. Saleebaan Axmed Guuleed ilaa imikana haya xilka gudoomiyanimada jaamacada. Jaamacada Camuud waxa lagu tiriyay 3000 machad ee wax barasho ama jaamcadood ee ugu horyeeya caalamka. hase yeeshee maanta waxaa G/awdal ka jaamacado badan ama kuliyado badan oo kala ah eeelo american universitty
[Wax ka bedel] Waxbarashada
Jaamacada camuud waxa ay leedahay 11 faculty oo kala ah:
- Faculty of Medicine.
- Faculty of Education.
- Faculty of Business.
- Faculty of Agriculture.
- Faculty of Shari'a and Islamic studies.
- Faculty of Law.
- Faculty of IT (Information technology).
- Faculty of Economy
- Faculty of Nursing
- Faculty of engineering
- Faculty of Dentistrary
[Wax ka bedel] Ardaa Shishe
Jaamacada waxaa aas aasay niman aqoon yaahana oo jooga wadanka suoudi arebia iyo aqoon yahano reer boorama ah