Jabaan
| Jabaan 日本国 Nibon-koku |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Astaanta Calanka Kimigayo 君が代 |
||||||
| Caasimada | Tokyo | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Jabaniis, iyo luqado kale oo la tiri karin | |||||
| - | Emberor | Akihito | ||||
| - | Ra'iisul wasaare | Yoshihiko Noda | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 377,944 km2 km² 145,925 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | 0.8 | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 2010 qiyaas | 127,380,0002 | ||||
| Lacagta | Yen | |||||
| Wakhtiga | (UTC+9) | |||||
Jabaan (Af jabaaniis 日本 Nihon ama Nibon magaceeda oo dhameestiran 日本国 Nibon-koku ama Nihon-koku, waa wadan jasiirado ka sameesan, oo ku yaalo Badweynta Baasifik ee qaarada Aasiya. Wadankaan waxoo daris la yahay Badda Jabaan, Shiinaha, Koonfur Kuuriya, Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka. Dad tiriskii laga qaaday jabaan 1920kii, waxee eheed 56 miliyan oo qoys, sanadka marka oo ahaa 2011 neh waxaa degenaa 127,960,000 oo qoys. Jabaan waxee ka koobantahay 6,852 jasiiradoo, affarta ugu waa weyn oo boqolkiiba todobaatan daboolo dhulka jabaan waa Honshu, Hokkaido, Kyushu iyo Shikoku. Jabaaniiska waxee iskuugu wacaan (Nihon), luqadooda neh waxee dhahaan (Nihongo). Magaca Nibon micnaheeda waa jabaan laakiin waxee u adeegsadaan, lacagaha, bashqadaha iyo cayaaraha caalamka iyo wax la mid ah.Jabaan waxaa loo micneeyaa wadanka qoraxda ka soo baxdo, 日 (qorax) 本 (soo bax), markii hore jabaan waxaa loogu yeeri jiray magacyo badan, gaar ahaan wadanka ee taariikhda isla leeyihiin ee Shiinaha, waxee jabaan ugu yeeri jireen (yamato 大和). Erayga qorax ka soo baxa waxoo asal ahaan ka imaaday shiinaha, sababtoo ah jabaan waxee ka xigtaa dhinaca bariga markii la fiiriyo qaarad aasiya.
[Wax ka bedel] Taariikh
| Dalalka Aasiya | |
|---|---|
| Aserbiijaan | Bakistaan | Bangladesh | Baxrayn | Burma | Butaan | Ciraaq | Cumaan |Falastiin | Hindiya | Imaaraatka Carabta | Israaiil | Jabaan | Jasiirada Maldiif | Kambodiya | Kasakhstan | Kirgistan | Koonfur Kuuriya | Laos | Lubnaan | Malaysiya | Qargistan | Ruushka | Sacuudi Carabiya | Shiinaha | Siri Lanka | Suuriya | Tayland | Turki | Urdun | Usbekistan | Fiyetnam | Waqooyiga Kuuriya | Yemen | Afqaanistan | Singabuur | Filibiin | Iiraan | Indunisiya | |