Jagada Madaxwaynaha Somaliland
Ka Wikipedia
Madaxwaynaha Somaliland madaxwaynayaasha somaliland soomaray ilaa hada waa afar
Madaxdii somaliland Oo ay kujiraan madaxdii dhimatay ilaahay ha u naxariistee
[Wax ka bedel] Waxqabadka
Madaxda Soo martay Jagada madaxwaynaha ee Somaliland waxaa la odhan karaa waa qaar kasiman wax qabad iyo muwaadininimo aad iyo aad u balaadhan.
[Wax ka bedel] Doorashadii ugu danbaysay
Doorashadii ugu danbayasay ee kadhacada somaliland waxa ay dhacday 2010kii waxa ku guulaystay Mdaxwayne Siilaanyo jagada madaxwaynanimada Somaliland waxa doorashadeeda loodareeraa shantii sanaba mar.