Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jamhuuriyadda dhaxbartanka Afrika)
Calanka Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika.

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika waa wadan Dhul Xiran oo ku yaalo Bartamaha qaarada Afrika, waxoo xuduud la leeyahay wadamada Jad, Suudaan, Jamhuuriyadda Kongo, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo iyo Kamiruun. Wadankaan markiisa hore waxaa gumeesan jiray Faransiiska.