Jarmalka
| Jamhuuriyadda federaalka ee Jarmalka Bundesrepublik Deutschland |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Qaarada | Yurub | |||||
| Caasimada | Berlin | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Jarmal | |||||
| Dowlada | ||||||
| - | Madaxwayne | Joachim Gauck | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 357,021 km² 137,847 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | 2.416 | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 31 Dis, 2007 qiyaas | 82,210,000 | ||||
| Lacagta | Euro | |||||
| Furaha debeda | +49 | |||||
Jarmalka ama Jamhuuriyadda federaalka ee jarmalka waa wadan u dhisan dhinaca federaalka, waxoona ka koobanyahay 16 Gobol.Wadankaan waxoo ku yaalaa Bartamaha qaarada Yurub, waxoona xad la wadaagaa wadamada Faransiska, Denmark, Luksemburg, Beljim,Holland,switzerland, Austriya,Jamhuuriyadda Czech iyo Boland. Magaalo madaxda wadanka waa barliin.wadanka jarmalka markiisa hore woo kala qeebsanaa, waxeena isku keentiisa ee dhamaatay 1871dii, dagaaladii aduunka kii labaad ayaa wadanka jarmalka la kala qeebiyay ka bilaabato 1949kii ilaa 1990kii, waa markii oo wadanka mar kale midoobay. Jarmalka waxoo leeyahay Taariikhda ugu dheer ee qaarada Yurub.Wadanka jarmalka waxaa degen dad gaaraayo ilaa 83miliyan oo qof, waa wadanka ugu dadka tirada badan qaarada Yurub, waana wadanka Ugu dhaqaalaha xoogan qaarada Yurub, Dhaqaalaha jarmalka waa dhaqaalaha sadaxaad oo ugu weyn aduunka, waxoo ku xigaa mareykanka iyo Jabaan. Wadankaan waa wadanka ugu dhoofiska badan matoorka qaarada yurub.
[Wax ka bedel] Taariikh
Wadanka Jarmalka waa wadanka ugu taariikhda dheer Yurub, waxaana laga helay dadkii horay u degenaan jiray raadkoodii 700,000 oo sano kahor. Dadkii biniaadanka hadda jiro ka xooganaa, oo la dhihi jiray Neanderthal intii eesan isku badalin biniaadanka hadda jiro 40,000 oo sano ka hor , waxee ku noolaan jireen wadanka Jarmalka.
| Dalalka Yurub | |
|---|---|
| Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki | |