Jasiirad waa dhul ka go'ay qaarad, waxaana ku wareegan biyaha badda. Sideedaba Jasiirad waxaa la dhahaa dhul ka yar qaarad kana weyn dhagax.