Awbadeedaha Solomon

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jasiiradaha Solomon)
Jasiiradaha Solomon

Awbadeedaha Solomon ama Jasiiradaha Solomon (Ingiriisiga: Solomon Islands) waa wadan oo wada jasiirado ah, waxey ku yaalaan Ooshiyaaniya. Wadankaan waxoo ka koobanyahay jasiirado aad u badan, waxaana degan 523,000 oo qof. Caasimada wadanka waa Honiara. luqada rasmiga ah ee lagaga hadlaana waa luqada ingiriisiga waxaana guud ahaan maamusha boqorada ingiriiska Elizabeth II.



Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ujasiiradaha soloman waxa la dagay kahor 3000 dadka kunool qaar kamidi waxa ay gaadheen oo ay tageen 4000 sano kahor helitaankii ugu horeeyay ee lahlayna waxa uu ahaa. Sanadkii 1568 markaas oo lagu tuhunasanaa in ay tahay jasiiradii nabi suleemaan ee uu dahabku kabuuxay qarniyadii 17 iyo 18 waxa iskudady in uu qabsado wadanka isbayn laakiin wuu ku guuldaraystay dhinacyo kamida Jasiiradaha Soloman waxa qabsaday wadanka jarmalka sanadii 1899 sanadkii 1900 waxa halmaamul loosameeyay dhamaan jasiirada solomon halkaas oo ay hoostagyeen jasiirada Fiji oo xarun u noqotay dhanaan jasiiradihii ku yaalay Ooshiyaaniya. Intaas kadib waxa dagay dadyaw kubaaqayay diinta Masiixiyada kuwaas oo u bedelay dhaan dadkii halkaas dagaan Maalinta Kirismaska ​​ee 1942 xiligii lagujiray dagaalkii labaad ee dunida waxaa aad jasiiradahan u duqeeyay ciidamada cirka ee Jabaan waxaana dhaan wadanka soo gaadhay burbur aad u ban waxaa baaba'ay dhaaan beerihii iyo wax soosaarkii intaas kadib sanadii 1945 markii dagaalkii labaad ee dunidu uu istaagay waxa xarunta jasiiradaha kuyaala Badweynta Baasifik oodhan loo wareejiyay xarunta jasiiradaha Solomon magaalda Honiara.

Deegaan iyo Gobolo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jasiiradaha solomon waxa ay u qaybsanyihiin 10 gobol

  1. Central
  2. Choiseul
  3. Guadalcanal
  4. Isabel
  5. Makira-Ulawa
  6. Malaita
  7. Rennell and Bellona
  8. Temotu
  9. Western
  10. Honiara, caasimada


Juquraafi Ahaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jasiiradaha solomon waa jasiirado badan oo isu dhawdhaw waxay ku yaalaan bariga jasiirada wayn ee babwa niyuu gini waxa ay kakoobantahay jasiirado aad u badan oo gaadhaya 21 jasiiradood waxa wadankan ka oogma afar foolkaane oo dhaqaaq badan waxa kada roobab aad ubadan waxakale oo uu leeyahay wadankani kaymo roobeed heerkulaka jasiiradahaasi waa 27 °

Dadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

dadka dagan jasiiradahani wxa ay gaadhayaan 538032 waxa ay kasoojeedaan dhamaan dadka kunooli qabiilka looyaqaa malaansiyiin %96 waxa haystaan diinta kiristanka